Tababar ku saabsan sida loo diyaariyo imtixaanka oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
53

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xarunta jamacada CentralĀ  ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa lagu qabtay Tababar lagu baranayay qaabka loo diyaariyo imtixaanaadka, tababarkan oo socday muddo hal maalin ah ayaa waxaa qeyb galay ardeyda dhigata dugsiyada sare waxana tababrka soo qaban qaabiyay ururka horumarinta waxbarashada ardayda gobolka Hiiraan ee HISDA.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here