Kooxaha Man United, Man City, Liverpool, Real Madrid, Inter, Juve & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa la ciyaari doonto

0
55

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulamo badan oo kala duwan ayaa maanta iyo caawa laga ciyaari doonaa qaaradda Yurub, waxaana la dheeli doonaa kulamo ka tirsan FA Cup-ka & Horyaallada kala duwan sida La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Haddii aynu ku bilowno kulammada laga ciyaari doono FA Cup-ka, waxaa ciyaari doona kooxaha waa weyn ee England ka dhisan sida Manchester United, Manchester City iyo Liverpool.

Manchester United ayaa booqanaysa kooxda yar ee Tranmere Rovers, Liverpool ayaa u safreysa Naadiga Shrewsbury Town, halka Manchester City ay soo dhoweyn doonto Kooxda Fulham.

Dhinaca kale waxaa la dheeli doonaa kulamo ka tirsan Horyaallada kala duwan sida La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1, iyadoo kooxo waa weyn ay ciyaari doonaan sida Real Madrid, Juventus, Inter Milan, Roma, PSG iyo kuwo kale.

ENGLAND – FA CUP

4:00 Galabnimo Manchester City vs Fulham

6:00 Maqribnimo Tranmere Rovers vs Manchester United

8:00 Habeennimo Shrewsbury Town vs Liverpool

LALIGA SANTANDER

2:00 Duhurnimo Atletico Madrid vs Leganes

4:00 Galabnimo Celta Vigo vs Eibar

6:00 Maribnimo Getafe vs Real Betis

8:30 Habeennimo Real Sociedad vs Mallorca

11:00 Habeennimo Real Valladolid vs Real Madrid

SERIE A

2:30 Duhurnimo Inter vs Cagliari

5:00 Galabnimo Verona vs Lecce

5:00 Galabnimo Parma vs Udinese

5:00 Galabnimo Sampdoria vs Sassuolo

8:00 Habeennimo Roma vs Lazio

10:45 Habeennimo Napoli vs Juventus

GERMANY – BUNDESLIGA

5:30 Galabnimo Werder Bremen vs Hoffenheim

8:00 Habeennimo Bayer Leverkusen vs Fortuna Düsseldorf

FRANCE – LIGUE 1

5:00 Galabnimo Lyon vs Toulouse

7:00 Fiidnimo Nantes vs Bordeaux

11:00 Habeennimo Lille vs Paris Saint-Germain

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here