Mashruuc lagu talaalayo hal malyan oo neef oo ari ah oo laga daah furay Baladweyne

0
104

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa maamulka Hirshabelle xilidhibaan Maxamed Ibraahin Cali ayaa magaalada Baladweyne waxa uu ka daah furay talaalka  cudurka sambabka ee ku dhaca ar icadka waxaana xanuunkan laga talaali doonaa hal milyan iyo 700 oo neef  oo ari cad ah.

Talaalkan  ayaa  socon doonaa mudo labo bilood ah.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here