Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo kawal walsan in Dalkeedu uu soogaaro feyruska halista ah ee Corona.

0
28

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Caafimaddka sucuudi Carabiya , Tawfiq Al-Rabiah ayaa xaqiijiyey in Dalkiisu ay taxadir weyn ka muujineyaan in aanu soo gaarin Curkaan dilaaga ah ee  ku siifaafeya wadmo badan, sida Faransiiska Japan iyo mareykanka.

Wasiirka ayaa hadalkiisa intaa ku darey in Daddka imaaneya Boqortooyada la marsiin doonno Baaritaano Caafimadd oo heersara ah, waliba kuwa sida tooska ah ugu imaaneya  Wadanka shiinaha.

Xaruunta dhexe ee Caafimaad Sucuudiga (NCDC)  ayaa waxaa la galiyey heegan, Wasiir Towfiiq ayaa  xaqiijiyeyn in wasaaradiisu  ay koontorooli donnto  guud ahaan Xaruumaha caafimadda ee  Dalka maa daamaa ay jirto baqdin ah  in ay suuragal tahya in Cudurkan uu soogaaroBoqortooyada  Sucuudiga ayaa waxaa ay sheegeysaa in sidii wax looga qaban lahaa Cudurkaani  in ay kala shaqeyn doonaan  hay, ada jimciyadda  Quruumaha  u qaabilsan  Caafimaddka (WHO) iyo wadamada, feyruskaani uu dhibaat

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here