Hooyo Soomaliyeed oo haysata wiil naafo ah oo codsatay in la caawiyo

0
144

Baladweyne(Radio Beerlula)-Seynab Maxamuud Xuseen waa hooyada dhashay Nuur Xasan Cali oo ah 13 jir naafo ah oo ku nool xaafada buunda weyn  ee magaalada Baladweyne xili uu jiray shan sano isaga oo joogo dugsi quraan ayaa cudurkan ku soo booday waxana alle uu qadary in uu noqdo naafo.

Warbixintan waxaa noo haya  Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here