Dhalinyaro bartay xirfadda jilaabashada Kalluunka oo doomaan iyo agab kale lagu wareejiyay.

0
92

Baladweyne(Radio Beerlula)- Hay’adda cunada iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO ayaa dhalinyaro bartay xirfadda Jilaabashada Kalluunka oo kala socota dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed magaalada Muqdisho ugu qeybisay 40 doomood iyo agab kale oo ay ku shaqeystaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here