Maamulka iskuulka Al Yaasir ee Baladweyne oo tartan aqooneed usoo gabagabeeyay arday dhigata iskuulkaasi.

0
95

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartan aqooneedkan oo ahaa mid loo qabtay ardayda dhigata iskuulka Al Yaasir  oo ku yaalla xaafada koooshin ee magaalada Baladweyne waxana soo qaban qaabiyay maamulka machdka iyo arday ka qalin jibisay iskuulkan, waxaana ardayda ay ku tartamayeen maadada caafimaadka iyada oo ula jeedka loo qabtay ay aheyd wax ka ogaashaha heerka aqooneed ardayda.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here