Bandhiga Ganacsiga Puntland oo ka furmay magaalada Boosaaso

0
69

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulahi Dani ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ka daah furay bandhiga ganacsiga Puntland kaasoo lagu soo bandhigayo wax soo saarka dalka iyo horumarka ganacsiga.

Madashan ayaa waxaa wax soo saarkooda ku soo bandhigay shirkaddaha ka howlgala deegannada Puntland.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here