Kulan-howleed looga arinsayo hannaanka Maaliyadda ee nidaamka federaalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
52

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta kaasoo ah qodob muhiim ah oo ka tirsan dastuurka.

Kulanka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dastuurka Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay xubno kala socday wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here