Macalinkii Arsenal Arteta & Oddi-ga Chelsea oo laga helay Cudurka Carona Virus

0
61

Baladweyne(Radio Beerlula)- Naadiga kubadda cagta ee Arsenal ayaa xalay si rasmi ah ushaacisay iney baaris lagu sameeyey macalinka Arsenal Mikel Arteta laga helay cudurka dilaaga ah ee Carona.

Mikel ayaa dhawaan lakulmay milkiilaha kooxda Olompiacos kaasoo waqti dambe isaguna iclaamiyey in laga helay cudurkan .

Hadaba halkaa kuma Eka naadiga Chelsea sidoo kale bayaan dheer oo ay soo saartay waxa ay sheegay iney xidigeeda Oddi wiilka madow laga helay cudurka halista ee Caronna waxaana lasheegay in lakarantiilayo isaga & waliba cidka kasta oo xiriir la hel.

Hadaba kooxda ayaa kuu balan qaadeysa wararka ka cusub ee halista ku haya caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here