Dhalinyaro isxilqaantay oo wado ku taalla Baladweyne ku bilaabay dayactir

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wadadan oo ku taalla laanta Hillaac xaafada Holwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa dayactir ku bilaabay dhalinyaro is xilqaamay oo ku midoobay ururka Gargaar waxaana lacagaha howshan ay ku bilaabeen laga soo aruuriyay goobaha ganacsiga ,caafimaadka, iyo waxbarashada.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here