Macalimiin bartay sixida akhrinta Tajwiidka qur’anka kariimka oo shahaadooyin lagu guddoonsiyay Baladweyne.

0
48

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iskuulka Attafawuq bahda waxbarashada culumaaudiin iyo qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay 18 macalin oo bartay sixida aqrinta tajwiida qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here