Dunida oo laga xusay maalinta biyaha addunka.

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Isku duwaha wasaaradda tamarta iyo biyaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jibriil oo Radio Beerlula u waramay ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay sameeyeen dadaallo badan oo ku aadan sidii bulshada Baladweyne ay u heli lahaayeen biyo nadiif ah, iyadoo maanta dunidda looga dabal degay maalinta biyaha adduunka oo ku beegan 22-ka bisha marso.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here