Guddoomiyaha degmada Buula burde oo agab xafiiseed ku wareejiyay dowladda hoose iyo saldhiga booliska Buula burde

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan Feysal Haajir Aadan ayaa dowladda hoose iyo saldhiga booliska Buula burde ku wareejiyay agab xafiiseedyo ay ka mid yihiin koombiitaro.

Wareejinta agabkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha kale ee degmada Buula burde.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here