Isticmaalka looxa lagu barto qur’aanka kariimka oo ka sii suulaya Baladweyne.

0
40

Baladweyne(Radio Beerlula)- Looxa oo ahaa midka kaliya ee lagu baran jiray qur’aanka kariimka ayaa hadda u muuqda inuu ka sii suulayo magaalada Baladweyne iyo gobollada dalka iyadoo hadda wax lagu baro bugaagta, basle dugsiga Al Mustaqiin oo lagu barto qur’aanka kariimka ayaa ka duwan dugsiyada kale, waxana ardeyda wax lagu bara looxa.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here