Olole bulshada looga wacyigelinayo Karoona oo laga bilaabay magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal

0
41

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iyo bahda caafimaadka degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa magaaladaasi ka bilaabay wacyigelin ku aadan ka hortagga caabuqa Coronavirus.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here