Kulan ku saabsan ka hortaga caabuqa Karoona oo lagu qabtay Buula burde

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Buula burde ee gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay kulan wacyi galinta ah oo ku saabsan hor taga cabuqa Carona fayris waxaana kaa qeyb galay mamulka dagmada dhaqaatiir iyo qeybaha kala duwan ee bulashada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here