Maalinta caalamiga ee saadasha hawada aduunka oo maanta dunida looga dabal degayo

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)- Admiraal Khalif Idiris Cismaan oo ka mid ah aqoonyahannada gobolka Hiiraan islamarkaan aqoon durugsan u leh saadasha hawada ayaa radio Beerlula uga waramay xiliga ay soo bilaabatay xuska maalinta saadasha hawada adduunka oo ku began 23-ka bisha Maarso oo maanta ah.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi  Saney

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here