30 haween ah oo ku nool Laascanood ayaa maal gelin ka helay bankiga Amal.

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)- Bangiga Amal faraciisa magalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa daah furay barnaamijyada Dhalinkaab iyo Hodmiye oo lagu maalgelinayo 30 haween oo ganacsato ah islamarkana ku nool magaalada laascaanood waxaana barnaamijkan horay uga faa’ideystay haweenkale.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here