Bulshada Baladweyne oo loogu baaqay ineey ku dadaalan cadayga si looga hortago cudurada ku dhaca afka.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dr Cabdullaahi Xusen Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta ku nool magaalada Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada Baladweyne ugu baaqay iney ka digtoonaadan cudurada ku dhaca afka ee ka dhasha nadaafad darada ilkaha iyo carabka oo ay inta badan dadka qaar isku takooraan.

Dr Cabdullaahi Xusen Aadan ayaa sheegay in cudurada ku dhaca afka looga hortago cadayga sida lagu sheegay diinta islaamka isla markaana bulshada Baladweyne looga baahanyahay ineey iska daayaan sigaarka, taabuuga, tubaakada iyo nuucyada kale e maandooriyaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here