Maamulka magalada Carmo oo daahfuray mashruuc dadka aan helin waxbarasho wax lagu bari doono si lacag la,aan ah .

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)- Mashruucan oo ah mid si lacag la,an ah wax loogu bari doono dadka aan horay u helin fursadaha waxbarsho ayaa waxaa bixinaya mac-hadka Carmo Helth Seynis College waxaana munasabada lagu daah furyay ka qeyb galay maamulka dagmada aqoon yahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haysa Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here