Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyaoo Baladweyne tababar uga furay garsoorayaal iyo macalimiin

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkan oo socon doona muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya macalimiin, garsoorayaal, iyo maamulayasha kooxaha kubadda cagta Hirshabeelle, waxana daah furka tababarkan ka qeyb galay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab, xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baladweyne, xiriirka kubadda cagta Hirshabeelle iyo bahda isboortiga gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here