Maamulka gobolka Hiiraan oo ka dalbaday ha,adaha samafalka in ay caawiyaan dadka barakacaysha

0
34

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha kixegeenka arimaha bulshada gobolka Hiiraan Sheikh Xuseen Cismaan Cali oo booqosho kutagay qaar kamid ah kaamamka barakacaysha ah ee kuyaala magaalada Baladweyne ayaa Radio Beerula uga warmayay waxyaabihii uu kusoo arkay isaga oo kadalbaday hay’addaha samafalka inay gurmad  kala duwan gaarsiiyaan dadka barakacyaasha.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here