Wasaaradda Caafimaadda Soomaaliya iyo wasaaradaha xubnaha ka ah oo ka shiray ka hortaga caabuqa karoona

0
32

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii wada jir looga wada qeyb qaadan lahaa ka hortaga caabuqa karoona iyadoo shirkan ay ka qeyb galeen wasiirka caafimadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur iyo xubno ka socda wasaaraddaha caafimadda dowlad goboleedyada dalka.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay qofkii laga helay caabuqa karoona.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here