Bangiga Adduunka iyo hay’adda lacagta Adduunka oo sheegay in Soomaaliya ay guul ka gaartay qorshaha deyn cafinta

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-┬áRa’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guul weyn laga gaaray qorshaha deyn cafinta kadib markii hay’adda lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka ay isku raceen in Soomaaliya ayaa gaartay marxaladda u qalmida deyn cafinta ee Decision Point.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here