Dhalinyaro bartay xirfadaha farsamada gacanta oo qalab loogu qeybiyay magaalada Guriceel.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)- In kabadan 100 ruux oo dhalinyaro ah islamarkana iskugu jira wiilal iyo gabdho oo dhameystay tababar ku saabsan xirfada gacanta ayaa maagalada guriceel waxaa loogu qeybiyay komputero, qalabka dhismaha guryaha iyo korontada waxaana agabkan bixisay Hay,ada Daryeel bulsho guud ee DBG.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here