Dowladda Hoose ee Baladweyne oo codsatay in laga wada qeyb qaato nadaafadda magaalada maadaam la guda galay xili roobaadka guga.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku xigeenka duqa magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cismaan Canjeex ayaa radio Beerlula u sheegay in ay bilaabi doono olole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada maadaam la guda galay xili roobaadkii guga,
Cabdi Xuseen Cismaan ayaa tilmaamay in xaafadd kasta oo ka mid ah afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne looga baahan yahay 100 ruux oo ka qeyb qaatan ololaha nadaafadda si looga hortago cuduro ka dhasha biyaha fadhiya jidadka magaalada.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here