Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo loo magacaabay

0
67

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale, iyadoo xilkan loo magacaabay markii saddexaad Cali Jeyte Cismaan.

Guddoomiyaha xilka laga qaaday iyo midka cusub ayaa galinkii dambe ee maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here