Waxgarad iyo siyaasiin xilal ka soo qabtay Baladweyne oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro dadka ay sameysay fatahaada webiga shabeelle.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyayaashii hore ee Degmada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Foodcadde iyo Maxamed Cismaan Cabdi Qalafow oo ay wehliyaan odayaal dhaqameed ayaa kormeeray qeybo ka mid ah goobaha ay deegansadeen dadka ka barakacay xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne islamarkana ay sameeyeen fatahaada webiga shabellle.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here