Caruur iskugu jira agoon iyo danyar oo dhar ciid loogu qeybiyay Baladweyne

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)- in ka badan 100 Caruur ah oo isugu Jirta agoon iyo danyar kuwaas oo si lacag la’aan ah wax uga barta iskuulka maxamad Cali oo ku yaalla Xaafada Holwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeq dhar ah oo ay ku ciidan isla markaana ay bixisay hay,ada ansaar internatonal oo ay ku midoobeey dad muxsiniin ah

Warbixintan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here