Dhismaha wado muhiim ah oo ku taala Muqdisho oo la bilaabay

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qaar kamid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa bilaabay dhismaha wado muhiim ah oo gasha madaxtooyada Soomaaliya isla markaana bur bur uu ugeystay roobab ka da,ay magaalada Muqdisho.

Xubnaha isku xilqaamay dayactirka wadadan ayaa sheegay ineey shaqadan ku bilaabeen lacago ay iska aruuriyaan waxaan dowlada ay ka codsaden in laga kaalmeeyo inta ka harsan dhismaha wadadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here