Kiisas cusub oo cudurka karoona feyris oo laga diwaangeliyay gudaha dalka

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qofood taaso oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 178 oo ka dhigan inay xanuunka ka reysteen ku dhawaad 12% dadkii uu feyrusku haleelay.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 47 xaaladood oo kala jooga Puntiland, gobalka Banaadir , Somaliland iyo Koonfur Galbeed.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here