Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka danyarta

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)-  Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo dadka danta yer ee ku nool caasimadda.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here