Shacabka Baladweyne oo siyaabo kala duwan uga hadlay dib u dhigista dacwada badda ee u dhaxeysa dalkeenna iyo kenya.

0
43

Baladweyne(Radio Beerlula)-Maxkamadda cadaaladda caalamiga ee ICJ ayaa mar saddexaad dib u dhigtay dhageysiga dacwada u dhaxeysa dalkeenna iyo kenya ee ku aadan muranka badda, haddaba dadka ku nool magaalada Baladweyne siday u arkan dib u dhigista dacwada badda.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here