300 caruur ah oo ku nool Muqdisho oo loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan.

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hay’adda Baariyow foundatoin ayaa 300 oo caruur agoon ah oo ku nool magaalada Muqdisho waxay gaarsiisay deeq dhar ah oo ay ku ciidaan waxaana lacagta dharkan lagu iibiyay iska soo aruuriyay dad muxsiniin ah oo ku sugan qeybo kamid ah caalamka.

Warbixintan waxaa inoo haya CabduqaadirCumarIbraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here