Baladweyne oo sannadkan si weyn looga diyaar garoobeyn munaasabadda ciidul fadriga kadib fatahaada ku dhuftay magaalada.

0
30

Baladweyne (Radio Beerlula)- Inkastoo dadka ku nool magaalada Baladweyne intooda badan aysan sannadkan u diyaar garoobin munaasabadda ciidul fidriga maadaam sameyn weyn ay ka soo gaartay fatahada uu geystay webiga shabeelle islamarkana ay xiran yihiin qaar ka mid ah goobaha ganacsiga ayaa haddana waxaa jira qoysas bilaabay inay caruurtooda u iibiyan dhar ay ku ciidayaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here