Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay korodhay tirada dadka ka bogsaday cudurka karoona feyris.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ka bogsoodeen 16 qofood oo cusub taas oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 204 .

Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan geliyay 21 xaalado cusub oo COVID19 ah, oo kala jooga gobalka Banaadir, iyo Puntiland , taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 1,594.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here