Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan Kismaayo oo la gaarsiiyey deeq raashin ah

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 32 ruux oo danyar ah isla markaana ku nool midkamid ah xeryaha barakacayaasha ee ku yalla magaalada Kismaayo ayaa loo qeybiyay deeq raashiin ah oo ay iska soo aruuriyeen muxsiniin ku nool qeybo kamid ah caalamka.

Sheekh Saciid Axmed Xasan oo loo soo wakiishay bixinta deeqdan raashinkan ayaa ka warama qaabka loo qeybiyay deeqdan.

Qaar kamid ah dadka loo qeybiyay deeqdan raashiinka ah aya ka mahadceliyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here