Agaasimaha isbitaalka gobolka Hiiraan oo dadka ka barakacay fatahada ku booriyay inay ku dadaalan ka hortaga cudurka karoona.

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Maxamed Cumar Muudaale agaasimaha guud ee isbitaalka ee gobolka Hiiraan oo booqday deegaanka Ceel jaale oo degan yihiin dadka barakacay fatahaada magaalada Baladweyne ayaa ku booriyay inay ku dadaalan ka hortaga cudurka karoona feyris islamarkana ay juhdi badan ku bixiyaan nadaafadda si looga fogaado cudurka karoona feyris.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur daahiye.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here