Durufo kala duwan oo deegaanka Ceel jaale ku heysta haweenka ka barakacay fatahaada Baladweyne.

0
34

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkan ayaa ka hor inta aysan ka barakicin fatahada magaalada Baladweyne siyaabo kala duwan nolosha reerkooda u mareyn jiray iyadoo qarkood ay lahayeen ganacsiyo yaryar, halka kuwa kalan ay muruqooda ay maali jireen, basle hadda waxay la dala dhacayaan sameynta ka dhalatay fatahaada webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here