Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya oo sheegtay in cudurka karoona feyris uu saameeyay dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Eng Cabdulahi Cali Xassan oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cudurka karoona feyris uu sameyn ku yeeshay ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here