Jadwalka Kulamada Ugu Horeeya Horyaalka La Liga Oo La Shaaciyay

0
10

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dowlada Spain ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in uu horyaalka La Liga dib u bilaaban doona todobaadka ugu horeeya ee 8 bisha June.

Wargayska MARCA ayaa sheegay in haatanba la shaaciyay Jadwalada kulamada la ciyaari doono marka dib loo bilaabo horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo Jawalka Kulamada ugu horeeya ee horyaalka La Liga:

Sevilla Vs Betis
Athletic Club Vs Atletico Madrid
Celta Vigo Vs Villarreal
Espanyol Vs Alaves
Granada Vs Getafe
Leganes Vs Valladolid
Mallorca Vs Barcelona
Real Madrid Vs Eibar
Real Sociedad Vs Osasuna
Valencia Vs Levante

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here