Madaxweynaha Hirshabelle oo munaasabadda Ciida Awgeed Cafis u fidiyay Maxaabiis ku xernaa Xabsiyada Hirshabelle

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa 10 maxbuus oo u xirnaa danbiyo kala duwan waxa uu ufidayay cafis ku waa oo ku kala xiran xabsiyada deeganada Hirshabeele faraxda ciida oowgeed
Wareegtada cafiska ah ayaa waxaa warfidiyeenada u aqriyay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka maamulka hirshabeele Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here