Hay’adda UNHCR oo Baladweyne macuun ugu qeybisay qoysas ka barakacay fatahada webiga shabeelle.

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 400 oo ruux oo ka mid ah dadka ka barakacay fatahaada webiga shabeelle ee ku sugan deegaanka Ceel jaale ee duleedka magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeq macuun ah oo ay bixisay hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here