Xarunta Cilmi baarista Galeyr oo qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladdaha Baladweyne

0
57

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dood Cilmiyeed ay soo qaban qaabisay xarunta Cilmi baarista ee Galeyr ayaa diirada lagu saaray xaaladda magaalada Baladweyne sida, caafimaadka, dhaqaalaha, iyo arimaha bulshada.

Aqoonyahano dhalinyaro ah oo ku kala sugan Baladweyne, Muqdisho iyo dalka dibadiisa  ayaa dood cilmiyeedkan uga qeyb galay qaabka muuqaal ah oo dhanka Internet-ka.

Sidoo kale waxaa si gaar ah looga wada hadlay sameynta dhaqaale ee  cudurka karoona feyris uu ku yeeshay bulshada Baladweyne iyo sida looga gaashaman karo.

 


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here