Xiddig Ajax Ah Oo Qaaday Talaabo Aad Ugu Sii Dhaweyneysa Kooxda Barcelona

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Mid ka mid ah xiddigaha Ajax ayaa rajo giliyay kooxda Barcelona kuwaasi oo aan qarin xiisaha ay u qabaan laacibkaas .

Warbaahinta Spain ayaa qoreysay todobaadkaan in Barcelona si dhab ah u doonayaan saxiixa daafaca reer Mareykan ee garabka middig uga ciyaara kooxda Ajax ee Sergiño Dest

Sergiño Dest oo 19 sano jira waxaa kale oo doonaya kooxo ay ka mid yihiin Munich , Dortmund iyo PSG kuwaasi oo muujiyay rabitaankooda

Sergiño Dest ayaa bartiisa soo dhigay sawir isaga oo xeran funaanada tababarka kooxda Barcelona

Sergiño Dest ayaa lagu tirayaa xiddigaha asaasiga ka ah Ajax , waxa uu xilli ciyaareedkaan saftay 36 kulllan dhamaan tartamada halka uu dhaliyay laba gool, waxa uuna sameeyay lix kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here