Dad danyar ah oo ku nool Muqdisho oo loo qeybiyay deeq raashiin ah oo ay soo dhiibtay dowlada Cumaan .

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka dhalinyarada ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Cismaaciil Cabdullaahi Siyaad oo loo soo wakiishay bixinta deeqdan ayaa ka waramaya qaabka loo qeybiyay raashiinkan.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshad iyo wacyi gelinta gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti oo goob joog ka aheyd bixinta deeqdan ayaa u mahadcelisay dowlada cumaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here