Maamulka Hirshabeelle iyo dhaqaatiirta xarunta karantiilka COVID-19 ee Baladweyne oo ka wada hadlay qalabeynta xaruntan.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa wasiirada, iyo maamulka gobolka Hiiraan  ayaa kulan la qaatay dhaqaatiirta ku howlan diyaarinta xarunta loogu talo galay in lagu karantiilo dadka looga shikiyo cudurka karoona feyris taasoo laga dhax dhisay garoonka kubadda cagta laqanayo ee magaalada Baladweyne, iyadoo kulanka looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha ka jira xarunta si loogula tacaalo dadka qaba cudurkan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here