Xisbiga daldhis oo Baladweyne ugu qeybiyay dad danyar ah deeq isugu jirta lacag iyo raashiin

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 47 ruux oo kamid ah dadka ay saameysay fatahaada wabiga shabelle isla markaana u barakacay qeybo kamid ah xaafada Holwadaag iyo deegaanka ceeljaalle ee Baladweyne ayaa waxaa loo qeybiyay deeq isugu jirta lacag iyo raashiin oo uu bixiyay xisbiga Daldhis oo kamid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar ibraahin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here