Aabo Soomaaliyeed oo araga naafo ka ah oo ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tifoow Xasan Madoobe waa aabe 85 sano jir oo araga naafo ka a islamarkana ku nool xaafadda Bunda-weyn ee magaalada Baladweyne, wuxuu la degan yahay cid ay ehel yihiin maadaam uusan awoodin inuu iska bixiyo kirada guriga.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here